First Digital Printing Company in Somaliland

Tel : 00252 2 510099

Email : sagaljet@gmail.com

About us

Shirkadda daabacaadda Sagaljet waa shirkaddii ugu horraysay, uguna balaadhan ee ka hawlgasha Somaliland. Waxa shirkadda laga aasaasay Magaalada Hargeisa ee caasimadda Somaliland sannadkii 2007. Shirkaddu waxay ku bilaabantay hal xafiis iyo xarun daabacaad oo kooban, maantana waxay xarumo iyo xafiisyo waaweyn ku leedahay dhamaan gobolada jamhuuriyadda Somaliland.

 

Sannadihii 2015 iyo 2016 ka shirkaddu waxay xafiisyadeeda ku balaadhisay waddamada Jabuuti iyo imaaraatka, waxaana qorshaysan in adeegyada shirkadda lagu fidiyo guud ahaan geeska Afrika.

 

 

 

Sagaljet is first and largest printing and publishing company operated in Somaliland. it was officially established in Hargeisa, Somaliland in 2007. it was started operations with one office and one publication room. now it has branches in all regions of Somaliland. last year Sagaljet expanded regionally and opened offices in Djibouti and Dubai.

Sagaljet is the first, fastest, finest and largest digital printing company in Somaliland with actively functioning offices in Djibouti and UAE.

 

 

All rights reserved